Dagaalkii Dhuusamareeb oo sii xoogeystay iyo ciidamada ATMIS iyo kuwa Gorgor oo..

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaalkii u dhexeeyey ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusunna ee saaka halkaas ka qarxay uu sii xoogeystay. Rasaas culus iyo qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlayaa magaalada Dhuusamareeb oo saaka ku waabariisatay jawi colaadeed ka dib markii ay weerar ku soo qaadeen xoogaga Ahlusuna ee ku sugnaa degaanka … Continue reading Dagaalkii Dhuusamareeb oo sii xoogeystay iyo ciidamada ATMIS iyo kuwa Gorgor oo..